Soomaaliya
Go’aanka Madaxweynaha ayaa lagu shaaciyey war-saxaafadeed ka soo baxay Madaxtooyada Soomaaliya, waxaana lagu sheegay in xil-ka-qaadista iyo magacaabista cusub ay salka ku hayaan cabashooyin la xiriira hufnaanta iyo caddaaladda nidaamka garsoorka dalka.
Akhri warka →
Soomaaliya
Jamhuuriga (Republicans) ayaa isku dayey inay dareenka shacabka ka jeediyaan arrimaha sida weyn u saameynaya noloshooda, oo ay ka mid yihiin sicirka shidaalka, dagaalka Mareykanka iyo Iiraan, iyo taageerada milatari iyo dhaqaale ee Mareykanku siiyo Israa’iil.
Hase yeeshee, caawa xeeladdii siyaasadeed ee Trump waxay u muuqataa inay dib ugu soo laabatay isaga. Wuxuu isku dayey inuu ku ciyaaro dareenka iyo caqliga codbixiyeyaasha Mareykanka, balse shacabka ayaa codkooda ku muujiyey mowqifkooda.
Akhri warka →
Soomaaliya
Jamhuuriga (Republicans) ayaa isku dayey inay dareenka shacabka ka jeediyaan arrimaha sida weyn u saameynaya noloshooda, oo ay ka mid yihiin sicirka shidaalka, dagaalka Mareykanka iyo Iiraan, iyo taageerada milatari iyo dhaqaale ee Mareykanku siiyo Israa’iil.
Hase yeeshee, caawa xeeladdii siyaasadeed ee Trump waxay u muuqataa inay dib ugu soo laabatay isaga. Wuxuu isku dayey inuu ku ciyaaro dareenka iyo caqliga codbixiyeyaasha Mareykanka, balse shacabka ayaa codkooda ku muujiyey mowqifkooda.
Akhri warka →
Soomaaliya
Wareejintan ayaa qayb ka ah isbeddelka ku socda qaab-dhismeedka ciidamada shisheeye ee Soomaaliya ku sugan, xilli dowladda Uganda ay billowday qorshe ay ciidamadeeda uga saarayso Soomaaliya, kaddib muddo ku dhow labaatan sano oo ay ka qayb qaadanayeen hawlgallada milatari ee dalka.
Akhri warka →
Soomaaliya
For nearly two decades, Uganda’s military presence in Somalia has been one of the most important pillars of Museveni’s foreign policy. Uganda positioned itself at the forefront of the fight against Al-Shabaab, providing troops and military support in a conflict where many Western countries were reluctant to deploy their own ground forces on a comparable scale.
Akhri warka →
Soomaaliya
Muddo ku dhow 20 sano, joogitaanka ciidamada Uganda ee Soomaaliya wuxuu ahaa mid ka mid ah tiirarka ugu muhiimsan ee siyaasadda arrimaha dibadda ee Museveni. Uganda waxay Soomaaliya ka ahayd safka hore ee dagaalka AS, iyadoo bixisay ciidamo iyo taageero milatari oo dalal badan oo reer Galbeedku aysan dooneyn inay si toos ah ugu lug yeeshaan.
Akhri warka →
Soomaaliya
Their deportation has brought deep sadness to everyone who followed their case and knew about their circumstances and the hopes they had for their future.
Akhri warka →
Soomaaliya
Waa mataano walalo ah oo dib loogu soo celiyay Soomaaliya kadib mudo badan oo kiiskoodu kasocday maxkamad kutaal dalka Sweden.
Akhri warka →
Soomaaliya
Uganda’s Chief of Defence Forces, General Muhoozi Kainerugaba, announced on October 29, 2026, that Uganda had begun withdrawing its troops from Somalia after nearly two decades of military involvement in the country.
Akhri warka →
Soomaaliya
Taliyaha Ciidamada Difaaca Uganda (UPDF), Jeneraal Muhoozi Kainerugaba, ayaa 29-kii Oktoobar 2026 shaaciyay in dalkiisu uu bilaabay kala bixitaanka ciidamadiisa Soomaaliya, kaddib ku dhowaad labaatan sano oo ay ku jireen howlgalada amniga dalka.
Akhri warka →
Caalamka
Xisbiga Jamhuuriga ee Virginia ayaa sheegay in ciidamada gurmadka degdegga ahi ay goobta soo gaareen daqiiqado gudahood, isla markaana dhammaan shaqaalihii xisbiga ee ku sugnaa gudaha dhismaha ay badqabaan.
Akhri warka →
Soomaaliya
Ciidamada ku lugta lahaa waxay ka tirsanaayeen Cutubka 64-aad ee Qaybta 12-ka Abriil, oo fadhigeedu ahaa Afgooye. Cutubka waxaa hoggaaminayay Axmed Gaashaan, ku-xigeenka taliyaha Qaybta 12-ka Abriil, waxaana la socday taliyaha cutubka oo loo yaqaan Halaq.
Akhri warka →
Soomaaliya
Mustaf Kaamil ayaa, si gaar ah loogu eedeeyay gacansiin dembi, la shaqeynta eedeysanaha Koowaad Jamaal, Qarin faldembiyeed iyo caawin u fidin la’aan uu dilka kadib gudaha kusii jiray muddo 12 daqiiqo ah, sidoo kalana xaqiijiyey in banaanka uusan qof joogin, isaggoo saraakiishii timidna ku marin habaabiyay warbixin qaldan.
Akhri warka →
Soomaaliya
Hooyo iyo Carruurteeda oo la Tacaalaya Dhaawacyada Duqeymaha
Maryam Xaaji Cabdi Guuleed ayaa ka mid ah dadka ay noloshoodu si weyn isu beddeshay kaddib dagaalladii ka dhacay Jamaame bishii Nofeembar 2025.
Wiilkeeda, Cabdulqaadir Saalax, oo xilligaas toddobo jir ahaa, ayaa dhaawacmay intii uu socday duqeyn ay qoysku rumeysan yihiin inay fuliyeen diyaaradaha aan duuliyaha lahayn ee Maraykanka.
Sida ay Maryam u sheegtay Al Jazeera, saddex ka mid ah lixdeeda carruur ah ayaa dhaawacmay, waxaana Cabdulqaadir soo gaaray dhaawaca ugu daran. Jirkiisa waxaa galay firir, iyadoo dhakhaatiirtu uga digeen in ka saarista qayb bir ah oo weli ku jirta agagaarka sinta ay keeni karto curyaannimo.
Akhri warka →
Soomaaliya
Ra’iisul Wasaaraha Israa’iil, Benjamin Netanyahu, ayaa dhaliyay dood siyaasadeed oo ku saabsan Geeska Afrika kaddib markii uu soo bandhigay khariidad juqraafi-siyaasadeed oo Puntland iyo Somaliland ku muujinaysa dhulal lagu tilmaamay kuwo saaxiib la ah Israa’iil iyo Imaaraadka Carabta.
Akhri warka →
Soomaaliya
Wararka laga helayo gobolka Baay ayaa sheegaya in dhaqdhaqaaqyada ciidamada taageersan Laftagareen ay maalmihii u dambeeyay ku fideen deegaanno dhowr ah, taas oo sii kordhinaysa loollanka siyaasadeed iyo midka amni ee u dhexeeya dhinacyada ku hardamaya maamulka Koonfur Galbeed.
Akhri warka →
Soomaaliya
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, ayaa Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ku eedeeyay inuu ka baxay wada-xaajoodyadii siyaasadeed iyo heshiiskii ku saabsanaa in aan la qaban doorasho heer federaal ah oo aan heshiis lagu ahayn.
Akhri warka →
Soomaaliya
Musiibada Zoobe waxay astaan u noqotay halista amni ee ay Al-Shabaab ku hayso shacabka Soomaaliyeed. Sagaal sano kaddib, su’aal weli taagan ayaa ah: Maxaa dowladda Soomaaliya u suuragelin waayay inay soo afjarto awoodda Al-Shabaab, iyadoo muddo dheer taageero ciidan, sirdoon iyo dhaqaale ka helaysay saaxiibbada caalamka?
Akhri warka →
Soomaaliya
Shaqaalaha xoogsatada ah ee shirkadda Deeqa Construction, oo ka howlgasha gudaha xarunta Xalane ee magaalada Muqdisho, ayaa ka cabanaya mushaar la’aan muddo afar bilood ah, iyagoo sheegay in aysan wax mushaar ah qaadan bilihii July, August, September iyo October oo hadda socda.
Akhri warka →
Soomaaliya
Howlgalkan ayaa la xiriira dadaallada lagu ilaalinayo khayraadka badda Puntland iyo ka hortagga kalluumaysiga sharci-darrada ah ee ka dhaca xeebaha maamulka. Kalluumaysiga aan sharciga waafaqsanayn ayaa walaac ka dhaliya ilaalinta khayraadka kalluunka iyo xuquuqda kalluumaysatada deegaanka.
Akhri warka →
Soomaaliya
Sharcigan ayaa muddooyinkii u dambeeyay dhaliyay dood iyo aragtiyo kala duwan, iyadoo isku dayo hore oo lagu doonayay in lagu ansixiyo ay la kulmeen diidmooyin baarlamaani ah. Hase yeeshee, Wasaaradda Haweenka iyo Xuquuqul-Insaanka ayaa maanta ku guulaysatay inay tallaabo hore u qaaddo dadaallada lagu meel marinayo sharciga.
Akhri warka →
Soomaaliya
Sida sheekadan lagu baahiyey baraha bulshada, ninkan ayaa la sheegay inuu muddo ku qancay hab-dhaqanka gabadha, gaar ahaan xirfaddeeda cunto-karinta, nadaafadda guriga iyo sida wanaagsan ee ay u daryeesho carruurta. Waxaa la sheegay in Nejila ay si joogto ah uga shaqayn jirtay hawlaha guriga, isla markaana ay door muuqda ka qaadatay daryeelka carruurta.
Akhri warka →
Soomaaliya
Cali Aadan Muumin ayaa hadalkiisa ku muujiyay diidmo uu ka qabo in Somaliland ay magac cusub u bixiso maamulkeeda, isla markaana ay sii waddo dadaallada ay ku doonayso aqoonsi caalami ah. Wuxuu arrintaas barbar dhigay magaca Bharat ee Hindiya, isaga oo tusaalahaas u adeegsaday dooddiisa ku saabsan magacaabista iyo aqoonsiga.
Akhri warka →
Soomaaliya
Garsoore Shuute ayaa sheegay in aabbihii, oo aanu ku tilmaamin qof ka tirsanaa dowladda ama ciidamada, loo dilay arrimo la xiriira kiiskaas. Wuxuu xusay in wiil yar uu taleefan u soo diray, isaga oo uga digay in aabbihii la tooganayo.
Akhri warka →
Soomaaliya
Sida ay sheegeen saraakiisha ciidamada Itoobiya, hubka la soo bandhigay ayaa la sheegay in ay ciidamada Tigray ka heleen taageero dibadeed oo uga timid dalalka Eritrea iyo Suudaan. Eedeymahan ayaa imanaya xilli ay weli taagan yihiin walaacyada amni ee la xiriira xaaladda waqooyiga Itoobiya iyo xiriirka gobolka.
Akhri warka →
Soomaaliya
oo bandhigista sawirkan ayaa imanaysa kaddib hadal uu Trump jeediyay intii lagu guda jiray munaasabad ka dhacday gobolka Ohio ee dalka Mareykanka, halkaas oo uu soo jeediyay in Somaliland ay ka fiirsato beddelidda magaceeda.
Akhri warka →
Soomaaliya
Iyadoo dhawaanahanba ay jireen weerero ciidanka mucaaradka ee Laftagareen iyo AS oo is kaashanaya ay ka fulinayeen weeraro magaalada Baydhabo, waxaa banaanka magaalada howlgallo ka fuliyay ciidanka Gorgor oo iyagu dhawaan halkaas lagu daabulay, kuwaas oo ujeedka loo geeyay yahay inay ilaaliyaan amniga Magaalada Baydhabo.
Akhri warka →
Soomaaliya
Sida lagu sheegay qoraalka guddiga, tallaabadan ayaa qayb ka ah dadaallada dowladda Soomaaliya ee lagu xakameynayo ilaha dhaqaale ee kooxda AS, laguna adkeynayo hirgelinta cunaqabataynta maaliyadeed ee loogu talagalay la-dagaallanka maalgelinta argagixisada.
Akhri warka →
Soomaaliya
Mashruucan ayaa qayb ka ah dadaallada lagu horumarinayo kaabayaasha waxbarashada iyo dib-u-soo-celinta xarumaha waxbarasho ee taariikhiga ah ee magaalada Muqdisho. Dib-u-dhiska dugsiga ayaa la filayaa inuu gacan ka geysto hagaajinta deegaanka waxbarasho iyo ilaalinta dhaxalka waxbarasho ee caasimadda.
Akhri warka →
Soomaaliya
Mas'uulka amniga ee Dowlad Deegaanka Soomaalida, Cabdulqaadir Rashiid Ducaale, ayaa sheegay in askartu ay soo galeen Itoobiya iyaga oo aan lahayn ujeeddo si cad loo qeexay. Wuxuu xusay in arrintooda lagu wajahayo waddooyin sharci iyo diblomaasiyadeed oo ay iska kaashanayaan labada dal.
Akhri warka →