MOGADISHU TIMES
Wararka Soomaaliya iyo Caalamka | Xog. Xaqiiqo. War.
WAR DEGDEG AH Kala soco wararka ugu dambeeya ee Soomaaliya iyo caalamka — Mogadishu Times.

Muuqaallada Mogadishu Times

Daawo wararka iyo muuqaallada ugu dambeeyay.

SAFAR DIYAARADEED AAN SOO MARIN MUQDISHO UMA GUDBI DOONO GOBOLADA DALKA OO AY SOMALILAND KUJIRTO

Hayaankii Dheeraa ee Hawada Soomaaliya iyo Natiijada darajada ugu sarraysa oo ay Soomaaliya kagaartay lasoo wareegidda Hawada

Dhacdo Yaab ku reebtay Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida iyo Dil Halis ah

Dilka Sargaal Boolis ah iyo qaabka uu udilay ninkii gurigiisa uu keenay ee uu ciidamada kudaray

FARMAAJO OO SHEEGAY IN CAAFIMAAD IYO WAXBARASHO BILAASH AH DALKA UGA TAGAY

Waxuu Xasan Sheikh Ku eedeeyay waxqabad xumo

Madaxwayne Xasan Sheikh "Talo Dhaxda La Dhigaayo Majirto

Madaxwayne Xasan Sheikh ayaa usheegay mucaaradka inaysan jirin talo dhexda ladhigaayo, taas badalkeedna cidii dagaalanta lala dagaalami doono.

DAAWO SIDA XABAD AFKA LOOGA GALIYAY

ISAGOO DUUBAYA AYAA XABAD AFKA LAGA GALIYAY

Haweeney Xoog Ku haysatay guri oo Laga Xukumay, sedex sano xabsi ahna lagu xukumay

Haweeneydan ayaa waraaqo been abuur ah usameesatay guri dad masaakiin ah lahaayeen, balse dhammaan maxkamada dalka ayaa isku raacay in tuugo ahayd oo xabsi ladhigo

Wiil Yar oo Masary dartii 7 Xabadood lagu dhuftay

Gabar uu xiriir ubandhigtay oo diidaya ayuu arkay iyadoo wiilyar arimo xiriir kula kaftamaysa, markiiba wiilkii yaraa ayuu dilay

TODOBO XABADOOD AYUU KUDHUFTAY: WAA WIIL YAR OO MASEYR LOO DILAY

Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida ayaa dhagaysatay dacwada kiiska wiil yar oo loo dilay maseyr dartiis kadib markii mid kamid ah askar uu la qaraaban jiray uga shakiyay gabar hasaawe kadiiday oo wiilka yar hadalo kaftan ah oo udhignaa "Waad yartahay maahee waan ku guursan lahaa" kutiri wiilka yar oo aan qaan gaarin markaas.